Wiil oo Soomaaliyed oo ku dhashay xaalad dhif iyo naadir ah (Sawirro+Video)

Mucaad Nuur Ciise waa Wiil Soomaaliyeed oo saddex sano iyo bar jir ah kaasoo ay heysato dhibaato Caafimaad oo aad u adag, una baahan gargaar deg deg ah Shamso Maxamed Axmed oo ah Mucaad hooyadiis ayaa sheegtay in wiilkeeda ay heystaan xaalado Caafimaad oo kala duwan oo uu ku dhashay. “Mucaad waxaa uu dhashay isagoo … Continue reading Wiil oo Soomaaliyed oo ku dhashay xaalad dhif iyo naadir ah (Sawirro+Video)